Qaar ka mid ah ardayda jaamacada oo magaalada Qadar kaga qayb kalay dood cilmiyeedka jaamacadaha.
Arday ka mid ah ardayda jaamacada muqdisho ayaa ka qayb galay dood cilimyeed magaalada qadar loogu qabtay jaamacadaha intii u dhexaysay 21-24 april 2013