Kumannaan Arday oo wax-ka-barta Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fariistay Imtixaankii ugu dambeeyay
Xarumaha Jaamacadda Muqdisho ee Banaadir iyo Boosaaso ayaa waxaa maanta Imtixaankii kama dambeysta ahaa ee Simisterka 2-aad uga furmay Kumamaan Kun oo wax ka barta Jaamacadda.